Get Adobe Flash player

Skype Degso

Higaad Degso

xisnul muslim

ku saabsan macalinka

Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka

Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo

Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaligaa

Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin

 

Markaz nuurulhidaaya Onine

Dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxaa loogu bishaaraynayaa in machadka Taajul Quraan Online diyaar kula yahay waxbarasho tayo leh iyo macalimiin khibrad sareuleh baridda iyo ku barbaarinta
ubadka diiinta islaamka  sidoo kale waxaa la siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah machadku waxa uu ugu talo galay dadka qurba jooga ah inay ku bartaan diinta islaamka iyaga oo jooga guryahooda iyadoo la adeegsanayo skype-ka   waa macalin iyo arday  hadaba wixii faahfaahin ah call free whatsup: +252634699757 Skype : macalinx228@gmail.......

Maadooyinka la Dhiganayo:

1-Quraanka Kariimka Ah.              2-Axaadiista Nebiga Scw

3-Carabiga Hingaad iyo Luuqad ahaan.

4-English-ka            5-Xisaabta.

6-Adkaarta leeskaga Xijaabo Xasadka

isha iyo sixirka iyo Jinka.

7:Afsoomaali.           8:Aadaab Al-islaamiyah.A

Contact Us

whatsup:

+252634699757 

Skype : 

macalinx228@gmail.

Fadliga Quraanka

قال الله تعالى: ﴿ إِنَّ هَـٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ وَيُبَشِّرُ الْمُؤْمِنِينَ الَّذِينَ يَعْمَلُونَ الصَّالِحَاتِ أَنَّ لَهُمْ أَجْرًا كَبِيرًا ﴿٩﴾

Qur’aankani wuxuu ku Hanuunin Dadka Arrinta u Toosan ugana Bishaarayn kuwa fala Wanaag inay Mudan yihiin  Ajiri wayn .

وقال سبحانه : ﴿ وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا ﴿٨٢﴾

Waxaanu soo dajinaynaa Qur’aanka  Isagoo caafimaad iyo Naxariis u ah Mu’miniinta, Dalimiintana uma  siyaadiyo Waxaan Khasaare ahayn.

وقال سبحانه : ﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ ﴿٢٩﴾

Kuwa Akhriya  Kitaabka  Alle oo salaadda ooga oo wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qaarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin.

عن أبي أمامة رضي الله عنه قال‏:‏ سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول‏:‏ ‏"‏ اقرءوا القرآن فإنه يأتي يوم القيامة شفيعًا لأصحابه‏"‏ ‏(‏‏(‏رواه مسلم‏)‏‏)‏‏.

Abii umaamah (A.K.R) wuxuu yiri: Waxaan maqlay Rasuulkii Alle (S.C.W.) oo leh: Darsa Quraanka (si joogta ah), maxaa yeelay wuxuu u ahaan doonaa shafeece iyo garab akhristayaashiisa Maalinta Qiyaamaha. (Muslim)

وعن النواس بن سمعان رضي الله عنه قال‏:‏ سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول‏:‏ ‏"‏يؤتى يوم القيامة بالقرآن وأهله الذين كانو يعملون به في الدنيا تقدمه سورة البقرة وآل عمران تحاجان عن صاحبهما ‏"‏ ‏(‏‏(‏رواه مسلم‏)‏‏)‏‏.‏

Nawwaas bin Samcaan (A.K.R) wuxuu yiri: Waxaan maqlay Nebiga (S.C.W.) oo leh: Maalinta Qiyaamaha Qur’aanka sidoo kale waa lala keeni doonaa kii ku camal falay adduunyadan. Hortiisa isaga,  oo Suuradaha Al-Baqrah iyo Aal-Cimraan baa hogaamin doona iyagoo u doodaaya dadkii akhrisan jirey suuradahan adduunkii. (Muslim)

وعن عثمان بن عفان رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏"‏خيركم من تعلم القرآن وعلمه‏"‏ ‏(‏‏(‏رواه البخاري‏)‏‏)‏‏.‏

Cuthmaan ibn Caffaan (A.K.R) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) Wuxuu yiri: Waxaa idiinku khayr badan kuwiinna bartay Qur’aanka oo barana dadka kale. (Bukhaari).

وعن عائشة رضي الله عنها قالت‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏"‏الذي يقرأ القرآن وهو ماهر به مع السفرة الكرام البررة، والذي يقرأ القرآن ويتتعتع فيه وهو عليه شاق له أجران‏"‏ ‏(‏‏(‏متفق عليه‏)‏‏)‏‏.‏

Caa’isha (A.K.R) waxay tiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Qofkii akhriya Qur’aanka oo u akhriya si fiican wuxuu la meel joogaa malaa’igta wax qorta oo sharafta leh oo baarriyiinta ah, qofka ku akhriya Qur’aanka si jejebin ah oo uu dhibta ku yahay wuxuu yeelan doonaa laba ajar. (Bukhaari iyo Muslim)

وعن أبي موسى الأشعري رضي الله عنه‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏"‏مثل المؤمن الذي يقرأ القرآن مثل الأترجة‏:‏ ريحها طيب، وطعمها طيب، ومثل المؤمن الذي لا يقرأ القرآن كمثل التمرة‏:‏ لا ريح لها وطعمها حلو، ومثل المنافق الذي يقرأ القرآن كمثل الريحانة‏:‏ ريحها طيب وطعمها مر، ومثل المنافق الذي لايقرأ القرآن كمثل الحنظلة‏:‏ ليس له ريح وطعمها مر‏"‏ ‏(‏‏(‏متفق عليه‏)‏‏)‏‏.‏

Abuu Muusaa Al-Ash-Cari (R.C.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Tusaalaha mu’minka darsaa Qur’aanka waa sida liinta ah udguunka iyo macaankla, tusaalaha mu’minka aan akhriyin Qur’aanka waa sida timirta engagan aan iyadu ur lahayn ha yeeshee macaan, tusaalaha munaafiqa akhriya Qur’aanka wuxuu la mid yahay reexaanta udgoon haddana qaraarka ah, munaafaqa aan akhriyin Qur’aanka wuxuu la mid yahay sibirta aan urta lahayn qaraarkana ah dhadhan ahaan. (Bukhaari iyo Muslim)

Nala Soo Xidhiidh

Tel:

00252634699757   

00252634015976

Skype:

macalinx228

Booqashada waa

006677
Maanta
Shalay
Usbuucaan
Usb/Hore
Bishan
Bish/Hore
All days
6
22
41
6429
519
701
6677

Your IP: 3.21.158.224
2024-10-22 05:10

Fadliga Quraanka